Sunday, September 22nd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Fanaanadii Saado Cali Warsame oo Koox hubaysini ku dishay magaalada Muqidhso + Sawiro

Published on July 23, 2014 by   ·   No Comments

Mogadisho 23/07/2014 (SDWO.COM & SomalilandNews.net)  Alla ha u naxariistee Fanaanadii Saado Cali Warame oo intan danbe ahayd xilidhbaan ka tirsan baarlamanaka Somaliya ayaa manta duhurkii koox hubaysani ku khaarijisay wadada maka almukarama ee magaada Muqdisho.

saado4

Dableyda ayaa gaariga ay wateen ku hor jaray gaariga ay la socotay xildhibaanad Saado Cali iyagoo ka dibna rasaas ooda kaga qaaday, waxaana isla goobtaas ku naf waayey xildhibaanad Saado iyo darawalkii gaariga u waday.

Dilkan oo si weyn looga naxay ayaa waxaa sheegtay masuuliyadiisa kooxda Al-Shabaab oo qoraal soo dhigtay bogaga internetka ee taageera.

Saraakiil ka tirsan laamaha amaanka dowlada ayaa booqday goobta uu weerarkan ka dhacay waxayna Saado Cali noqoneysaa xildhibaankii labaad ee laga dilo baarlamanka Somalia bishan Ramadaan gudaheeda.

 saado2 saado3 saado1

 
,, ,,,.