Sunday, September 22nd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

SDWO Relief Foundation oo Ciidsiisay 19 Caruur Danyarta Xaafada Daami iyo 24 Reer Oo loo qaybiyey Raashinkii Fidriga

Published on July 28, 2014 by   ·   No Comments

Hargeisa 28/07/2014 (SDWO.COM & SomalilandNews.net)     SDWO Relief Foundation ayaa xalay habeenkii ay iidu soo gelaysay gudoonsiisay 24 qoys oo ka mid ah danyrta xaafada Daami ee magaalada Hargeysa raashin Bariis ah oo lagu soo iibiyey lacag fidri ah oo ay bixiyeen qaar ka tirsan jaaliyada magaalada London oo ahayd $258.   Dhinaca kale SDWO Relief  Foundation  Waxa waxa lagu faraxo ah in 19 caruur ah oo ka tirsan danyarta xafada daami oo qaarkood rajay iyo agoon yahiin aanu ciidsiinay isla markaasna aan dhamaantood u soo iibinay dharkii ciida.  Lacagta ayaa sidoo kale waxa ay naga soo gaadhay muwaadiniin degan London. lacagtan ayaa iskugu jirtay sadaqo iyo sakaatul maal, lacagtan oo dhamayd $452.     Sidii aad ka war qabteena bishii ramadaan 15keedii danbe waxa na soo gaadhay $280   oo   20 qof afur joogto ah loogu samaynayey, iyadoo maalina afur wadareed iyo casho isku jirta loo sameeyay dad masakiin ah oo degan xaafada Daami.  lacagta bishii Ramadaan na soo gadhay ayaa ahayd $990.  Ilaahayna waxaan uga baryaynaa in dhamaan intii soo bixisay iyo intii fulisay mashruucan khayriga ah ee  nagala qaybqaadatayba inuu ugu daro miisaanka xasanaadka.  Tan iyo intii aanu biloownay SDWO Relief Foundation ayaa lacagaha ay qurbojoogu nagu soo hagaajiyeen ee gaadhay meelahii ay ugu soo talo galeen ayaa dhan $23671.00.    Warbixinaha SDWO Relief Foudnation iyo deeeqahii  hore ee soo gadhay oo dhan waxaad ka heli kartaa Link kan hoose.

 

samfalciid9

Sawirka Sare waa maalintii Ciidii iyo Farxadii Caruurta. Sawirka Hoosana waa ciidii ka hor 

samfalciid11     samfalciid8 samfalciid10 samfalciid5 samfalciid6 samfalciid7  samfalciid12 samfalciid13 samfalciid14 samfalciid15 samfalciid16  samfalciid18

Sawiradii Raashiinkii Fidriga

samfalciid4 samfalciid2 samfalciid1 samfalciid3

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 
,, ,,,.