Wednesday, April 1st, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey kulan afur ah oo xisbigu ku qabtay maansoor hotel

Published on July 4, 2016 by   ·   No Comments

 

 

Gudoomiyaha muj. Muuse Biixi ayaa qudbadan ku soo qaatay arimo dhawr ah sida maalgelinta dekeda Berbera oo uu sheegay inaanay cidina hor istaagi karin. Waxaanu sheegay in dekeda aanu reer lahayn ee ay tahay hanti qaran sida madaarada. Wadooyinka iyo caasimad.  Waxa kale oo uu ka hadlay riigii biyaha lagaga soo saarayey banka qoolcaday oo la dhagaxdhigay in ay jiraan dad yaroo kooban oo diidan in dadkaas haraadan biyo loo soo saaro kanayeelimayno buu yidhi waan la dagaalamaynaa cidii diida in dadkaad ooman la waraabiyo

 
,, ,,,.