Wednesday, September 18th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo: Kumanaan qof oo ka kala yimid gobolada dalka oo buuxi dhaafiye xeebta batalaale ee magalaada Berbera maalmahii ciida

Published on July 30, 2014 by   ·   No Comments

Berbera 30/07/2014 (SDWO.COM & SomalilandNews.net)  Magaalada Berbera ayaa ah halka uGu horeysa ee dadka maskaxdooda ku soo dhacda marka ay rabaan inay dalka gudahiisa ku dalxiisaan.    Hadaba ciidkasta waxa berber yimaad dhalinyaro aad u faro badan oo iskaga kala timaada gobolada dalka oo dhan si ay uGu soo dabaashaaan uguna soo ciiidaan xeebta qadiimiga ah ee batalaale,  Iyadoo aad ku arkayso dhalinyaro aan hore bad u arag oo aad uGu raxaystay aragtida markii horeysay ee ay badan arkaan.      Sanadkan ayaa ka duwan sanadadii hore iyadoo dad kumanan qof ahi ay iskaga kala yimaadeen lixda gobol ee dalka iyagoo buuxdhaafiyey sida fiidyahan hoose aad ku arakidoontid xeebta Berbera.  Waxa kale oo magaaladu ka faaiidaysatay dadkan faraha badan ee dalxiiska magaalada u yimid, hadii ay noqon lahayd sharaabka iyo biyaha qabow ama cuntooyinka kala duwan ha uGu horeeyo Kaluunkiye.

 

 
,, ,,,.