Monday, March 30th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Gudoomiyaha Xisbiga UCID oo magacaabay gudoomiyaha Gobolka Saaxil ee Xisbiga UCID

Published on July 12, 2016 by   ·   No Comments

Warsaxaafadeed uu ku saxeexanyahay Gudoomiyaha Xisbigu Faysal Cali Waraabe ayaa lagu sheegay magacaabida gudoomiyaha Cusub ee Xisbiga UCID ee gobolka Saaxil Musafe Xasan Cismaan (Faas).    Xilmagacaabidan aya timid ka dib markii dhowaan uu gudoomiyahu uu xilkii ka qaaday Roda Axmed Yasin oo hore u ahaan jirtay gudoomiyaha Gobolka.

ucidmagacaabid

 

 
,, ,,,.