Wednesday, April 1st, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

UK: Raysawasaaraha cusub oo manta xilkii la wareegtay ka dib markuu is casilay duhurkii raysawasaarahii hore

Published on July 13, 2016 by   ·   No Comments

Theresa May ayaa noqotay taariikhda UK markii labaad ee dalkan ay Raysawasaare ka noqoto ruux dumar ahi iyadoo hore Margert Teacher ay 14 sanadood xilkan soo haysay.    Theresa May ayaa markii uu ku dhawaaqay duhurkii sidii la filayey raysewasaare  David Cameron ee uu ka soo noqday Boqorada oo uu iscasilaadisiii u gudiyey ayey Theresa Mayna isla markiiba sida sharcigu dhigayo u tagtay boqorada oo u soo magacawday rasawasaaraha cusub ee UK.     Nidaamka xil la kala wareegida oo ka duwan caalamka intiisa kale ayaa isla markii uu ka baxay xafiiska raysawasaarahii hore waxa markiiba soo gashay oo la wareegtay xafiiskii raysawasaaraha Cusub Mrs May iyadoo ay u dhaxaysay oo keliya 26 ilbiddhicsi.

Queen Elizabeth II welcomes Theresa May at the start of an audience in Buckingham Palace, London, where she invited the former Home Secretary to become Prime Minister and form a new government. PRESS ASSOCIATION Photo. Picture date: Wednesday July 13, 2016. See PA story POLITICS Conservatives. Photo credit should read: Dominic Lipinski/PA Wire

Raysawaaaraha cusub oo sida dhaqanku yahay u salaamaysa Boqorada oo u magacaabaysa xilkan cusub

 

Dalkan ayaa kaga duwan caalamka kale inaan mudo la sugo xil la kala wareegida oo markay doorasho dhacdo in isla saqda dhexe lagu dhawaaqo cida ku guulaysatay sidaas darteedna raysawasaarahii hore uu xafiiska baneeyo isla subax danbe 11ka subaxnimo.

Raysawasarahan cusub ee Theresa May oo ahayd Wasiirkii Arimaha gudaha ee 6dii sanadood ee uu xisbigani taladahayey ayaa la filayaa in kalabadh ay golaheed wasaarada ka dhigto haween.

 

theresa may1

Queen Elizabeth II welcomes Theresa May at the start of an audience in Buckingham Palace, London, where she invited the former Home Secretary to become Prime Minister and form a new government. PRESS ASSOCIATION Photo. Picture date: Wednesday July 13, 2016. See PA story POLITICS Conservatives. Photo credit should read: Dominic Lipinski/PA Wire

 
,, ,,,.