Wednesday, September 18th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo ka hadlay kana markhaatikacay xawliga ay ku socoto dhismaha wadada Ceerigaabo

Published on July 19, 2016 by   ·   No Comments

Hargasya (SDWO.com): Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (saylici), ayaa maanta daah-furay qalab iyo gaadiidka cusub oo lagu soo kordhiyay wakaaladda wadooyinka Somaliland.  Waxaanu sheegay C/raxmaan Saylici, in dhismaha wadooyinku ay ka mid ahaayeen waxyaabihii uu ahmiyadda siinayay barnaamijkii xisbiga KULMIYE.

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa hadal uu ka jeediyey munaasibad lagu gudiinsiinayey 10 iskarogo oo cusub oo lagu sookordhiyey dhismaha wadada ceerigaabo ku qiray xawliga iyo habsami u socodka wadada ceerigaabo tan iyo itnii uu xilka wasaarada hawlaha guud uu la wareegay wasiirka cusub ee cali mareexaan ee bishii November 2015kii.

saylici1

Muuse2

 

Halkan hoose ka daawo hadalkii uu madaxweyne ku  xigeenku uu madashaasi ka jeediyey

 

iskarogo4

iskarogo6 iskarogo5 muse3 iskarogo3 ceerigaabord saylici2 iskarogo2 iskarogo1

SDWO.com/Hargaysa Office

 
,, ,,,.