Wednesday, September 18th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Mudaharaado balaadhan oo Gilgiley magaalooyinka Burco, Berbera iyo Sheekh

Published on July 26, 2016 by   ·   No Comments

Mudaharaadadan ayaa bilaabamay ka dib markii maxkamada militerigu dil toogasho ah ku xukuntay 8 eedeysane oo ay ku cadaatay inay si badheedh ah jidadgooye uGu dileen taliyahii ciidanka booliska ee gobolka Saaxiil Cabdririsaaq Maxamud Casayr.

Mudaharaadadan oo ay soo abaabuleen  beesha ay ka soo jeedaan gacan ku dhiiglayaasha dilka lagu xukumay ayaa dadka mudaharaadaya waxay yahiin dumar iyo ciyaal beegsanaya baabuurta shicibka ee iskaga gudbaya magaalooyinka Berbera, Hargeysa, Sheekh iyo Burco iyagoo baabuur badan shalay khasaare loogu geystay magaalada sheikh.

Ilaa hada ciidanka booliska ayaa si degan kula tacaalaya inay dejiyaan mudahaarada ka socda manta Berbera iyo Burco iyadoo wax khasaare nafeed ah aan laga soo sheegin.

 

 
,, ,,,.