Sunday, September 22nd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo: Sedexda Xisbi qaran oo ku dhawaaqay inaanay go,aan ka gaadhi Karin saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada isla markaasna kala saxeexday heshiis ka kooban 3 qodob

Published on July 27, 2016 by   ·   No Comments

1.    In arinta saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada dib loogu celiyo madaxweynaha Somaliland isla markaasna madaxweynahu go,aan kama danbays ah ka gaadho

2.   In Sedexda xisbi ay go,aankaas uu madaxweynahu ka soo saaro saami qaybsiga ay sidiisa ku aqbalaan.

3.    In Akaadamiga nabada iyo horumarinta  Somaliland iyo dalada ururada bulshada ee SONSAF ay ku ilaaliyanaan sedexda xisbi qaran fulinta qodabada lagu heshiiyey.

xisbiyo

 
,, ,,,.