Monday, August 10th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Dhismaha wadadii Alaybaday oo hakad ku yimid iyo muran hadheeyay

Published on August 16, 2016 by   ·   No Comments
Waxaa Dhawaan Booqosho Ku Tagay   Qorbajooga u Dhashay Degamad alay baday Oo Ay Weheliyaya Masuuliyiin Aqoonyahano Iyo Odayaal.
Dadaksoo Dhamaan Soo Arkay Xaalada Dagmada iyo Tan Wadada Qurbajoogii lasocoday Kormeerkaa Waxay aad uga Xumaadeen Xaalada Guud Wadada Dayaca Qabkaa Loo keenay Wadada.
Ka dib markii ay ka soo laabteen Kormeerkaa Waxay Wada Tashi la Sameeyee Qaar ka mida Gudidii hore, Masuuliyntii Dawlada Iyo Odayaasha ka Soo jeeda degmada.
Waxaa ka midahaa Masuuliyiinta Dawlada.
20160728_105836

Wasìrka beeraha

Mohamed awdahir

Agaasimaha m/madaxtooyada.

Khadra xaji gaydh

xildhibaan hasan shahar.

Iyo xubno ka mid ahaa gudigii hore ee wadada.

 

Waxaana wadatashigaa ka soo baxay .

In la isugu yimaado shirkale.

Hadaba shirkaasi oo ka dhay green plzza  isuguna yimaad ilaa lixdan xubnood oo isugu jiray qurba joog iyo qäran joog.

Kadib kulankaa waxa kasoo baxay oo ay sheegeen gudidii hore in ay diyaar u  yihiin wareejinta maamulkii wadada ee aya hayeen si niyadsamiya ka dib waxa halkaa lagu go’ aamiyay ama lagu magacaabay gudi fulineed oo horuca oo ka kooban shan xubnood.

Si dib loogu bilaabo wadada oo shaqadeedu taagnayd laba sano.

20160729_143955

Hadaba waxaa nasiib daro ah in ay gudidii hore diidaan  gudiga cusub ee la sö doortay.

Taasina waxay caqabad ku noqonaysaa in la dhaqaajiyo in dib loo bilaabo wadadii degmada allay baday.

 

Waxaana muuqta in la fashilinay tacabkii ka galay dagmada allay baday  gobolka gabilay qurbajoog qaran joog  iyo xukuumadaba.

 

Waxana muuqata ku xumayn masuuliyinta

Degmada ee xukuumada ka mida ah oo uu ugu horeeyo wasiirka beeraha dr. Mahamed aw daahir.

 

 
,, ,,,.