Monday, August 10th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Xisbiga Wadani oo shaaciyey inay Xasan Waraabacade xil u magacaabeen Iyo xasan oo sheegay inaanay waxba ka jirin

Published on August 16, 2016 by   ·   No Comments

Xasan Waraabacade oo aanu khadka telefanka kula hadlanay isagoo imika ku sugan magaalada London ayaa noo sheegay inuu isaga laftiisu la yaabanyahay warkan uu saxaafada ku arkay maadama oo aanay cidi kala tashan ama aan lala soo socodsiin.  Xasan oo sii wata hadalkiisa ayaa wuxu yidhi aniga sida laga wada warqabo xil baan hayaa waxaanan ahay lataliyaah dhinaca ciyaaraha iyo gaaroomada ee Mayerka magaalada Hargeysa.  Sidaas darteed ma fahmi karo ujeedada ka danbaysa in la faafiyo in xil kale xisbi ii magacaabo anoo xilkaygii hore weli haya.  ama xataa aan la igala soo tashanin.  Waxaanu ku soo gunaanaday hadalkiisa xil la iiga magacaabay xisbiga Wadani ma jirto waxaanan weli ahay la taliyahii mayerka magaalada Hargeysa

 

Magacaabis-ss

hassan4

 
,, ,,,.