Friday, July 3rd, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Booliska Faransiiska oo ku qasbay gabadh muslin ah oo bada xeeligeeda ku cadceedsanaysay inay masarka iyo garbasaarka iska dhigoto

Published on August 24, 2016 by   ·   No Comments

4 boolis ah oo aad u hubaysan ayaa soo dul istaagay gabadh muslim ah oo magaceeda lagu soo gaabiyey Samia iyadoo bada xeeligeed qoraxda jiifta oo huwan garbasaar isla markaasna xidhan masar, halka duamrka kale ee bada xeeligeeda ku cadceedsanayey ay iyagu wada qaawanaayeen oo ay xidhnaayeen nigis iyo kesheli keliya.   Goobaha dalxiiska ee dabaasha bada loo tago ayaa inta badan magaalooyinka Faransiiska laga mabnuucay in dhar jidhka wada asturaya la xidho.    Sida sawiradan ka muuqata gabadhan ayaa amar lagu siiyey inay bixiso masarka iyo garabasaarka, iyadoo isla markiiba ganaax lacageed loo jaray maadama ay ku xadgudubtay sharciga dhigaya inaan dhar lagu xidhan kari bada xeeligeeda.

Samia ayaa ku andacootay inanay u baahnayn inay dharka iska bixiso oo ay is qaawiso maadama oo aany rabin inay dabaalato oo ay bada dhinaceeda qoraxda iskaga nasanayso.

frn1

frn2frn3

 
,, ,,,.