Friday, July 3rd, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo Gudoomiyaha Xisibiga Kulmiye oo kumanaan qof ku soo dhoweeyeen magaalada Oodweyne iyo qudbad uu halkaas ka jeediyey

Published on August 25, 2016 by   ·   No Comments

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ,Ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga KULMIYE Muj. Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Magaala madaxda gobolka Daad-madheedh ee Oodweyne halkaasi oo guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ay kusoo dhaweeyeen Kumanaan ka tirsan shacabka degmada Oodweyne.

Kulmiyeodweyne27

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muj.Muuse Biixi Cabdi ayaa lagu soo dhaweeyay roog-cas oo loo goglay Oodweyne waxaana goobtaasi xisbiga KULMIYE kagaga biiray inta badan Golaha deegaanka ee degmada Oodweyne oo uu hogaaminayo Maayirka Magaalada Oodweyne Mudane Cabdixakiin Nuur Muuse

 

Kulmiyeodweyne3

Kulmiyeodweyne1

Kulmiyeodweyne26 Kulmiyeodweyne25 Kulmiyeodweyne24 Kulmiyeodweyne23Kulmiyeodweyne5 Kulmiyeodweyne22 Kulmiyeodweyne21 Kulmiyeodweyne20 Kulmiyeodweyne19 Kulmiyeodweyne18 Kulmiyeodweyne17 Kulmiyeodweyne16 Kulmiyeodweyne15 Kulmiyeodweyne14 Kulmiyeodweyne13 Kulmiyeodweyne12 Kulmiyeodweyne11 Kulmiyeodweyne10 Kulmiyeodweyne9 Kulmiyeodweyne8 Kulmiyeodweyne7 Kulmiyeodweyne6 Kulmiyeodweyne4 Kulmiyeodweyne2

 
,, ,,,.