Friday, July 3rd, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

HCTV: Barnaamijka Qanci Dadkaaga, Cadhadii Mayerka Hargeysa, Qosolkii Weriyaha. Mayerka iyo ardayda jaamacadaha madasha madaxa isku daray

Published on August 30, 2016 by   ·   No Comments

Barnaamijka Qanci dadkaaga ee TV ga HCTV oo masuuliniinta ku horkeeno shacabka si ay su,aalo toos ah uga weydiiyaan wixii dhaliilo ah ee Jira ayaa wiigan waxa waxa mudo dheer la sugaba dadweynahii uu metelayey ee magaalda Hargeysa hor yimid Mayerka caasimada  Cabdiraxman Solteco.    Dhalinyarada ayaa su,aalo darandoori ah oo  intooda badaninan dhaliilo u badnaa ku boobay Mayerka oo mararka qaarkood joog iyo jiifba u diiday isagoo mar intuu cadhooday soo kaxay qasabna kaga qaatay mikiroonka weriyahii hagayey isagoo ka xanaaqay in aan dadka amaanaya laga hor istaagin.  Waa barnaamij aad u xiiso badan xagan hoose nagala daawo.

solteco

 
,, ,,,.