Sunday, September 22nd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Guddoomiyihii Hore Ee Xisbiga KULMIYE Ee UK Oo Ku Taliyay In La Joojiyo Wada Hadaladda Soomaaliya

Published on August 31, 2016 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO.com): Guddoomiyihii hore ee xisbiga KULMIYE ee dalka Ingiriiska Rashiid Ciise Gaboobe, ayaa si adag u naqdiyay hab maamuuskii ay dawladda Soomaaliya u samaysay aaskii marxuum Maxamed Cali Samater.

eeeeee

Waxaanu sheegay in taasi ay ka turjumayso in dawladda Xamar ay raali ka tahay xasuuqii ay ummadda Somaliland u gaysteen taliskii uu ka tirsanaa. Isagoo ku taliyay in laga baxo wada hadaladda u dhexeeya Somaliland iyo maamulka Muqdisho.

Rashiid Ciise Gaboobe, oo maanta warbaahinta kula hadlay magaaladda Hargaysa, waxa kale oo uu ka hadlay siyaasadda arrimaha dibadda Somaliland oo uu sheegay in loo baahan yahay in loo magacaabo masuul khibrad iyo aqoon u leh diblomaasiyadda.

eeeeee

Halkan Hoose Ka Daawo:

SDWO.com/Hargaysa Office

 
,, ,,,.