Sunday, September 22nd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Xisbiga WADDANI Oo Xukuumadu Ku Eedaysay In Uu Carqaladaynayo 6 Goobood Ee Laga Qabanayo Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha

Published on August 31, 2016 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO.com): Wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka goboladda iyo degmooyinka Jaamac C/laahi Biin, oo maanta warbaahinta kula hadlay magaaladda Hargaysa.

jjjj

Waxaanu sheegay in go’aan qaran oo ay u dhamaayeen saddexda xisbi iyo xukuumaddu la iskula qaatay in diiwaangelinta codbixiyeyaasha laga hirgeliyo goobahaasi ku yaalla woqooyiga gobolka Maroodijeex.

Waxaanu Jaamac Biin, ku tilmaamay guddoomiyaha xisbiga WADDANI shaqsi ku sifoobay in uu si badheedh ah uga been-sheegay go’aan madashii lagu saxeexay uu goob joog ka ahaa, isagoo xusay in arrintaasi ay muujinayso in aanu C/raxmaan Cirro daacad u ahayn qaranimadda Somaliland.

jb

Xisbigaasi oo uu sheegay in heshiis kasta oo uu gallo in marka la fulinayo uu had iyo jeer badhi-furro, isla markaana ka baxo balantii iyo go’aankii la isla qaatay.

Halkan Ka Daawo:

SDWO.com/Hargaysa Office

 
,, ,,,.