Wednesday, December 13th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo: 18kii May 2016 iyo xuskii xafladii habeenimadii ay ka soo qaybgaleen inta badan siyaasiyiinta UK ee Taageerta qadiyada Somaliland

Published on August 20, 2016 by   ·   No Comments

Xafladan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay oo qudbadahuna ku wada baxayeen luqada ingiriisida ayaa waxa soo abaabulay isla markaasna hagayey laba xildhibaan oo ka tirsan xilidhibaanada golaha deegaanka degmooyinka Enfiled iyo  Isltington ee magaalada London.  Xilidhibaan Raaqiya iyo Xilidhibaan Cabdiraxman.  Waxa kale oo xafladan ka soo qaybgalay weftiigii xukuumada ee u yimid uk inay jaaliyada kala qaybgalaan dabaaldega 18ka May.

 
,, ,,,.