Sunday, April 30th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Sawiro: Kumanaan qof oo xalay ka soo qaybgalay xafladii Kulanka Jaaliyada UK iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo ka dhacday Magaalada London

Published on October 16, 2016 by   ·   No Comments

Xafladan oo ahayd  tii ugu balaadhanayd ee taariikhda xisbiga Kulmiye lagu qabto magalaada London ayaa waxa ka soo qaybglay kumanaan qof oo ka mid ah taageerayaasha xisbiga ee UK, Holland, Sweden, Belgium, iyo North America.  Xafldan oo ka dhacday Hotelka weyn ee caanka ah ee Millennium  Gloucster  Hotel ee badhtamaha magaalada Lodon ayaa dadkii ka soo qaybaygalay ay kor u dhafeen 2 kun oo qof halka dad ka badan kun qofna albaabka laga celiyey ka dib markii shaqaalahii hotelku sheegeen in uu buuxdhaafay hall ka hotelku oo aan cid danbe loo ogolaandoonin.

received_10153860285257414

Gudoomiyaha ahna musharaxa Xisbiga Kulmiye Muj. Muuse Biixi Cabdi oo hadal dheer halkaas ka jeediyey ayaa dhawr qodob oo muhiim ah ku soo qaaday qudbadiisii kuwaasi oo gun dhig u ah ololaha doorashada xisbiga Kulmiye.  Qodobada uu wax ka taabtay gudoomiyahu wax ka mid ah isagoo balanqaaday inuu dhinaca tayada iyo xaquuqda ciidnaka uu wax weyn ka qabandoono oo anay dhicidoonin in askari hawl qaran kaga maqan caruurtiisu aanay ku dhicin waxbarasho la,aani, laakiin uu suurtogelindoono inay wax ka bartan iskuulada ugu wanaagsan.

biixi1

received_10153860271842414

Waxa kale uu ka hadlay dhinaca nabadgelyada oo uu sheegay inuu sii adkayndoono sharciguna shaqayndoono oo laga bixidoono in odayaal ay xukun dil ah ama faroxumayn ah ay maxkmada kala soo baxaan iyagoo ku dooday reernimo ayaan ku dhamaysanaynaa.   Waxa kale oo uu ka hadlay dhinaca tayaytan waxbarashada oo uu yidhi kulmiye doorkii hore waxbarashada bilaashkii uu ka dhigay waxay keentay culays weyn oo miisaaniyadii xukuumada soo fuushay.  Sidaas darteed imikana waxa la leeyahay dugsiyada sarana bilaash ma ka dhigaysaan, waxaanu cadeeyay inaan bilaash dugsiyada sare hadda laga dhigidoonon sababtoo ah wuxuu yidhi horta waxa loo baahanyahay kuwaas hore ee bilaashka laga dhigay in tayadood waxbarasho kor loo qaado iyo maclimiin ku filanba ay heelaan.

received_10153860272227414

Waxa kale oo uu ka hadlay dhinaca dhaqaalaha oo uu yidhi hadii inagu isku tashano dhaqaalaheenu wuu inaga badanyahay oo cahsuurta lawadabixiyo, waxanu yidhi waa inagu ceeb inagoo sanadkaste qaad ku cuno 48 million oo dollar inaan aduunka nidhaah naga soo caawiya waxbarashada caruurtayada naga soo caawiya talaalka caruurtayada.  Waxaanu yidhi waxaan rabnaa inaan nidaam u samaysano sidii looga gudbilahaa qabyaalada iyo qaadka.   Waxa kale oo uu ka hadlay dhinaca cadaalada oo uu balanqaaday dalka koone kasteba in cadaaladu gaadho oo sharcigu shaqeeyo, waxaanu yidhi si cadaalad loo helo waxaan u sheegay in rag badani kuraasta ay baneeyaandoon oo beelaha aan maamulka ka dhex muuqani ay xaqoodii helaan. Waxa kale oo uu ka hadlay inuu sii horemarindoono dhinaca arimaha dibada oo dalalka aynu xidhiidhka la leenahay uu xidhiidhkeenu noqdo ku laba dhinac ah.  Waxa kale oo uu ka hadlay dhinaca horumarinta dhalinyarada iyo shaqo abuurka.  Dhinaca kale wuxuu qurbojooga u soo jeediyey inay dalka yimaadaan oo si mudadawacnimo ah ay dalkooda ugu shaqeeyaan si iskaa wax u qabso ah oo gacmaha ay dhagaxaanta ku guraan.  Waxa kale oo uu balanqaaday in qurbojooga dhulalka waaweyn iska iibsatay in laga qaadidoono cashuurta ku waajibtay ee aanay hada bixinin.

received_10153860283882414

Waxa iyaguna halkaasi hadalo ka soo jeediyey wasiirada, Arimaha dibada Sacad Cali Shire, Xidhiidhka golayaasha Cali Xaamud, Xanaanada Xoolaha  Cabdilaahi Cukuse,  Qorsheynta Cali Shoobe.   Waxa kale oo iyaguna goobtaas hadalo ka soo jeediyey xubno ka soo baxay xisbiyada Wadani iyo UCID.  Sidoo kale waxa iyaguna goobtaas ka hadlay masuuyiinta xisbiga Kulmiye ee UK iyo Sweden, Belgium iyo Holland.

kulmlondon3 kulmlondon1kulmlondon4 kulmlondon5 kulmlondon6 muse1 sacad

guled

received_10153860287227414

received_10153860287112414

 

 

 

 

 

received_10153860285452414

received_10153860285422414

received_10153860285547414

received_10153860285337414

received_10153860285152414

received_10153860271662414

received_10153860274917414

 

received_10153860277922414 received_10153860277457414 received_10153860272632414 received_10153860272332414 received_10153860287147414 received_10153860287177414 received_10153860287252414 received_10153860287332414 received_10153860287107414 received_10153860287007414 received_10153860286957414 received_10153860286842414 received_10153860286447414 received_10153860286357414 received_10153860286317414 received_10153860286297414 received_10153860286217414 received_10153860286182414 received_10153860285927414 received_10153860285877414 received_10153860285722414 received_10153860285642414

received_10153860285582414 received_10153860285482414 received_10153860285092414 received_10153860285027414 received_10153860284947414 received_10153860284822414 received_10153860284782414 received_10153860284772414 received_10153860284757414

received_10153860284502414 received_10153860284397414 received_10153860284252414 received_10153860284192414 received_10153860284097414 received_10153860283817414 received_10153860283787414 received_10153860283732414 received_10153860283607414 received_10153860283442414 received_10153860283312414 received_10153860283027414 received_10153860282792414 received_10153860282317414

received_10153860281982414 received_10153860281787414 received_10153860281352414 received_10153860281187414 received_10153860280857414 received_10153860280617414 received_10153860280037414 received_10153860279852414 received_10153860279397414 received_10153860279072414 received_10153860278927414 received_10153860278727414 received_10153860278537414 received_10153860278332414 received_10153860278067414 received_10153860277662414 received_10153860277457414 received_10153860276922414 received_10153860276587414 received_10153860276447414

received_10153860276202414 received_10153860275907414 received_10153860275677414 received_10153860275467414 received_10153860275282414 received_10153860275147414 received_10153860274777414 received_10153860274712414 received_10153860274602414 received_10153860274452414 received_10153860274182414 received_10153860273997414 received_10153860273872414 received_10153860273817414received_10153860273802414 received_10153860273717414 received_10153860273687414 received_10153860273562414 received_10153860273437414 received_10153860273087414 received_10153860273072414 received_10153860272882414 received_10153860272862414 received_10153860272832414 received_10153860272817414 received_10153860272782414 received_10153860272752414 received_10153860272632414 received_10153860272622414 received_10153860272552414 received_10153860272372414 received_10153860272257414 received_10153860272222414 received_10153860272077414 received_10153860271957414 received_10153860271917414

 

 
,, ,,,.