Tuesday, June 2nd, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

OGAYSIIS Muhiim ah: Codkaaga ugu Hiili dalkaaga – Somaliland UK Representative

Published on October 27, 2016 by   ·   No Comments

Asc shacbi weynaha Somaliland ee UK,

Bulshada reer Somaliland ee deggen dalkan UK waxa la ogeysiinayaa in ay dardar gelinta Petition-kii aqoonsiga Somaliland ee uu diyaariyey saaxiibkeen xildhibaan Stephen Doughty ay ka bilaabmi doonto maalinta sabtida ee Bishan October tahay 29, 2016 dhammaan magaalooyinka waaweyn ee UK.

Waqtigu waa       10:00 subax  ilaa 6:00 galabtii

https://petition.parliament.uk/petitions/131174

Haddaba waxa la xusuusinayaa dadweynaha inay tahay fursad dahabi ah oo ay codkooda ugu hiiliyaan qaddiyaddeena qaaliga ah:

Goobaha loo qoondeeyey inay yimaaddaan oo Ka codeeyaan dadweynaha reer London waa:

East London,
120 Mile End road
Basement
E1 4UN
———————————————–
West London:
West London Somaliland Community
13 East Ave, Hayes UB3 2HR

Dadka deggen Magaalooyinka kale ha la xidhiidhaan guddida Ictiraaf raadinta magaaladooda.

Waxa halkaa ku diyaar ah hawl wadeenno caawin doona ciddii u baahata.

Fadlan u hiili himilada qarankeenna ee xaqa ah.

Allaa Mahad leh,


Amb. Ali Aden Awale
Somaliland UK Representative
Tel:      0207 702 7064 
Mob:    0795 739 6330

 
,, ,,,.