Tuesday, June 2nd, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Madaxweynaha Siilaanyo Oo Safar Shaqo Ku Tegay Itoobiya+Daawo Sawirrada

Published on October 28, 2016 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO.com): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta safar shaqo ugu baxay dalka aynu jaarka nahay ee Ethiopia.

Socdaalka madaxweyne Siilaanyo ayaa ka danbeeyay marti qaad rasmi ah oo uu ka helay raysal wasaaraha dalka Ethiopia Haile Mariam Desalegn, iyadoo mudadda uu joogo dalkaasina uu kulan la yeelan doono raysal wasaaraha iyo masuuliyiin kale. 

Sida uu saxaafadda u sheegay af-hayeenka amdaxweynaha Somaliland Eng. Xuseen Aadan Cige (Dayr), oo warbaahinta kula hadlay xarunta madaxtooyadda ka hor intii aanu weftiga madaxweynuhu dhoofin.

Waxaanu tilmaamay in kulamadaasi ay noqon doonaan kuwo diiradda lagu saaro xidhiidhka saaxiibtinimo ee ka dhexeeya Somaliland iyo Ethiopia.

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKAASI:

SAWIRRO:

safraddis

safraddis19 safraddis18 safraddis17 safraddis16 safraddis15 safraddis14 safraddis13 safraddis12 safraddis11 safraddis10 safraddis9 safraddis8 safraddis7 safraddis6 safraddis5 safraddis4 safraddis3 safraddis2

 safraddis20

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

SDWO.com/Hargaysa Office

 
,, ,,,.