Wednesday, September 18th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Masuuliyiinta 5ta maamul gobole ee Somaliya oo Isu taga imaaraadka Carabtu shir iskugu yeedhay iyo Godoomiyaha Wadani oo isaguna dalkaasi gaadhay

Published on October 31, 2016 by   ·   No Comments

Dowlada iskutaga imaaraadka carabta oo si gaar ah isha ugu haysa arimaha Somaliya iyo doorashada la filayo inay bisha November ka dhacdo dalkaasi ayaa dhamaan soo martiqaaday maamulgoboleedyada ka Jira Somaliya ee Jubaland, Puntland, Galmudug, Koonfurta iyo galbeedka Somaliya iyo Hiiraan shabeele.      Wararku waxay inta badan sheegayeen beryahanba in dowlada imaaraadka carabtu ay wadato in Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu noqdo madaxweynaha ku guulaysta doorashadan soo socota iyadoo dowladani qarash badan u bixinayso sidii at u hirgelinlahayd rabitaankeeda sheikh shariif.   Sheekh shariif ayaa waxa head office looga dhigay magaalada Abu dhabi oo uu kaanbaynkiisa uGu weyni halkaasi ka socdo oo uu xafiis weyn ku leeyahay.

Hadaba waxa lala yaabay markii lagu warhelay in gudoomiyaha xisibiga Wadani Cabdiraxman Cirro uu isaguna maalintii Jimcahii uu soo gaadhay magaalada Dubai oo wararku sheegayaan inuu casuumad hoose ka helay dalka isutaga imaaraadka carabta.    Hadii ay tani dhabowdo waxa cadaandoonta shakigii laga muujinayey dhinanca xisbiga wadani uu u jeheyndoono dalka hadii uu talada dalka ku guulaysto iyadoo sida lagawada warqabo ay iskugu yimaadeen dhamaan siyaasiyiinta aaminsan mabada,a somali weyn  oo qaarkoodna cadaysteenba inay weli aaminsanyahiin

Dadka siyaasada odorosa ee ka soo jeeda koonfurta Somaliya ayaa aaminsan in xisbiga wadani yahay kii soo celinlahaa midnimada Somaliya.

 
,, ,,,.