Tuesday, October 17th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

SDWO Relief Projects: Fadlan nagala qaybqaado taakulanta dadka abaarahu saameeyeen ee Somaliland oo halkii ugu xumeyd maraysa

Published on November 7, 2016 by   ·   No Comments

Kumanaan qof oo ah dadkii xoolo dhaqatada iyo Beeralayda ahaa ayaa waxa ku habsatay abaar aad u culus oo balaadhan iyadoo ay hada arintu marayso in dhamaan ay xoolahii dhamaadaan oo ay bilaabantay dhimashada dadku sida sawiradan hoose ka muuqata.   Hayda SDWO Relief Foundation waxay idinka codsanaysaa in sidii taakulamahiina kala duwan aad noogu soo hagaajin jirteen inaad nagala qaybqaadataan oo aanu halkan idiinku soo gubdindoono sawirada taakulantiinii oo gaadhay dadkii u baahnaa sidii horeyba aad nooga barateen.

Fadlan nagala xoo xidhidh emaillkan si aan kuugu sheegno halka aad ku hagaajinaysid taakulantaada.   Samafal@SDWO.com  ama  Guled@sdwo.com

abaar2Daawanaayoow waa dadkaagii, Daawanaayoow waa dalkaagii

abaar6 abaar3 abaar1

abaar4

abaar5

 

 
,, ,,,.