Wednesday, June 3rd, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Aqoon Yahan Jaamac Jiir Oo Koox Shufto Ah Ay Dhaawacyo Culus U Gaysteen

Published on November 30, 2016 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO.com): Aqoon yahan Jaamac Cilmi Jiir, oo ka mid dadka rayid ah ee sida aadka ah uga hadla ama u naqdiya habdhaqanka cusub iyo siaasadaha dalka ka dhaca ayaa waxaa maanta dhaawacyo culus u gaystay koox shufto ah oo soo weerartay.

images

Waxaanay mudaawin Jaamac Jiir, kooxdaasi soo weerartay gaadhsiiyeen jidhkiisa dhaawacyo badan, iyadoo Budh ay six un ugu garaaceen, isla markaana ay ku yaalaan nabarro.

Muwaadin Jiir ayaa kadib markii ay koxdaasi shuftada ahi dhaawacyadda u gaysteen waxaa loola cararay cusbitaalka, halkaasi oo lagu soo daaweeyay.

Ilaa hadda ma jirto cid loo soo qabtay weerarka iyo dhaawaca loo gaystay ninkaasi, sidoo kale-na weli ciidamadda amaanku wax war ah kama soo saarin dhacdadaasi.

jiir

Jaamac Cilmi Jiir, oo ah nin inta badan ka faaloodda siyaasadda Somaliland iyo hadba xaaladaha cusub ee dalka ku soo kordha, isla markaana aragtidiisa ku cabira qoraal iyo hadal-ba.

Intaas kadib, markii la soo daaweeyay ayaa Jaamac Jiir waxa uu la hadlay warbaahinta, isagoo faah-faahin ka bixiyay cida uu ku tuhmayo in ay weerarka lagu qaaday ka danbayso.

Halkan ka daawo:

SDWO.com/Hargaysa Office

 
,, ,,,.