Sunday, May 31st, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Guddoomiyaha KULMIYE Oo Gudiga Abaaraha Saraar Ku Wareejiyay $20,000 Dollar

Published on December 28, 2016 by   ·   No Comments

Caynaba (SDWO.com): Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, oo isaga wefti uu hogaaminayo ay socdaal ku marayaan goboladda Bariga ayaa maanta waxa uu lacag dhan $20,000 dollar ku wareejiyay gudiga abaaraha gobolka Saraar.

mbc

Muuse Biixi, ayaa sidoo kale waxa uu shalay gudiga abaaraha gobolka Togdheer ku wareejiyay qaadhaan lacageed oo xisbiga KULMIYE kaga qayb qaadanayo gurmadka abaaraha oo dhamayd $40,000 dollar.

Musharaxa madaxweyne ee KULMIYE waxaa safarkiisa ku wehelinayaan masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland iyo xubno ka mid ah xisbiga.

Halkan Ka Daawo:

SDWO.com/Hargaysa Office

 
,, ,,,.