Friday, November 15th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

HCTV: Madaxweynaha loo cumaamaday Muqdisho Farmaajo oo Sucuudiga ka codsaday in imaaraadku joojiyo saldhiga uu berbera kula heshiiyey Somaliland

Published on February 27, 2017 by   ·   No Comments

Dadka mucaaridka ku ah heshiiskan Somaliland iyo Berbera ayaa ka dhigayey in uu Farmaaje suciidiga u tegay sidii uu uga soo qaadan lahaa 30 million oo xaqul qalinkii heshiiska Berbera ah, iyagoo ay arintan si aad u xad dhaaf ah ay u faafinayeen dad ka soo jeeda Somaliya oo ugu talo galay inay ku kala qaybiyaan bulshada Somaliland oo heshiisku dhicisoobo.  Haseyeeshee waxay xaqiiqdii soo baxday markii wargeysaka the Riyad Post ay qortay in ujeedada uGu weyn ee uu Farmaajo u yimid Sucuudiga ay ahayd sidii uu sucuudiga uGu qancinlahaa inay imaaraadka la hadlaan oo ay ka codsadaan inay joojiyaan heshiiskaasi Berbera.   Hase yeeshee Farmaajo waxaanu meesaha soo dhiganinba in Sucuudigu qayb ka yahay heshiiskan oo uu taageersanayahay saldhiga meleteri ee Imaaraadku ka samaysanayo Berbera.

 
,, ,,,.