Tuesday, October 17th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Lataliyahii Madaxweynaha ee Dooroshoyinka Cabdilaahi Jawaan oo xilkii iska Casiley eedemo adagna u soo jeediyey Xukuumada

Published on April 12, 2017 by   ·   No Comments

Markaan Arkay Shaqadii Madaxweynaha Oo Dad aan La Dooran Hayaan , M/xigeenkii Oo Calaacalaya oo Waxba Gacmaha iiguma Jiraan Leh, Komishankii Doorashada Oo Wax Lafarayo, Waxaan Go’aansaday Inaan Katago La taliyihii Madaxweyna Ee Doorashooyinka iyo Xisbigii Kulmiye”

Wasiirka Madaxtooyadu waa raysawasaare oo kale isagay wasiirada oo dhami kiyuu ugu jiraan.

 
,, ,,,.