Sunday, April 30th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo wasiirka madaxyooyada oo ka qaynqaadanaya colaadii labada beelood ee wada dega ku dhexmartay gobolka Sool

Published on April 15, 2017 by   ·   No Comments

Wefti ka tirsan Xukuumada Somaliland oo uu hoggaaminaayo wasiirka Wasaaraada Madaxtooyada Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi oo ay wehelinayaan Wasiirka Wasaaradda Gashaandhiga, Mudane Axmed Xaaji Cali Caddami, Wasiirka Wasaarada Biyaha Xuseen Cabdi Boos, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare, Md. Cabdilaahi Ibraahim Habane, Wasiiru Dawlaha Wasaarada Beeraha, Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan, Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha, Md. Sharmaake Axmed Muxumed (Geelle) Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland, Sareeye-Gaas Nuux Ismaaciil Taani, Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Kulmiye Mujaahid Maxamed kaahin Axmed, waxaana halkaasi kaga sii horeeyey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), iyo Xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada Somaliland.

17966155_1267084503405400_4985857892805798124_o

Weftiga oo gaadhay maanta magaalo madaxda gobolka Sool ee Laascaanood, waxaanay halkaasi u joogan hawlo shaqo, oo la xidhiidha arrimaha nabadgelyada iyadoo maalmihii la soo dhaafay ay degaamada ka tirsan gobolkaasi ay ka jirtay isku dhac laba beelood oo walaalo ah dhex martay.

17966643_1267091150071402_2847900291079158694_o 17966726_1267091810071336_7474791684306215955_o 17833985_1267098690070648_3543400895189826355_o 17972108_1267097253404125_6611262444315281_o 17917692_1267099856737198_7884807246385983708_o 17966567_1267096546737529_7634248326948512029_o

17917781_1267084643405386_1147973806520746766_o

 
,, ,,,.