Wednesday, December 13th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Breaking News: Raysawasaaraha Dalka Ingiriiska oo ku dhawaaqaday in doorasho degdeg ah la qabto bisha June ee sanadkan

Published on April 18, 2017 by   ·   No Comments

Raysawasare Theresa May ayaa maanta shir jaraaid oo ay ku qabtay barxada hore ee xafiiskeeda ku shaacisay inay doorashadii dhicilahayd 2020ka ay rabto inay ka soo hor mariso oo ay qabsoonto 8da bisha June ee sanaedkan 2017ka.

Go,aankani waxa weeyi bay tidhi sida keliya ee dalku ku degi karo ka hor dhamaystirka ka bixitaanka yurub.   Raysawasaaraha ayaa boqorada maalintii isniinta ku wargelisay khadka tilifoonka inay rabto in doorashadii ay soo hor mariso.

Maadama oo doorashadu ku qorshaysnayd sida sharciga ah 2020ka sida qudha ee lagu soo hor marin karaa waa iyadoo ay xildhibanada baarlamanku sedexdalool laba dalool ogolaadaan soo jeedinta raysawasaaraha in doorashada wakhtigeedii laga bedelo.

thresa may

 
,, ,,,.