Wednesday, December 13th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Golaha Ardaydii dugsiga 26ka Juun oo deeq buugaag ah gaadhsiisay Iskuulka Sare ee 26ka Juun

Published on May 4, 2017 by   ·   No Comments

Gudoomiyaha Golaha Ardayda 26ka Juun, Cabdiwahab Xaaji Xasan ayaa yidhi Deeqdan waxay ka mid  tahay  balanqaadyadii gudida golaha ardayda 26ka juun ee UK ay u balan qaaday in ay iskuulka  dhinacyo badan wax ka taridoonaan.   Iminkana waxay wadaan dardar galinta wareegii labaad ee lagu dayac tirayey iskuulka.

Waa hawl fiican Oo ay qabteen gudida UK ayuu Gudoomiyahu yidhi . Waxa si gaar ah uu Gudoomiyahu ugu mahadnaqay  Axmed Daahir Cilmi Gudoomiyaha Somaliland National Librar oo isagu deeqdan  buugagta ah gudoonsiiyey Gudidan.  Axmed Daahir ayaa hore ugu balan qaaday gudida golaha 26ka Juun markii uu ka soo qaybgalay habeenkii xafladii lagu taageerey iskuulka lagu qabtay magaalada London.

Waxa goobjoog ka ahaa xafladan oo gudoomiyahu u mahadnaqayaa qaar ka mid ah gudida UK ee ardaydii 26ka June sida:  Axmed-Yasin, Abdirsaq-Alfo iyo sablaale.

 

IMG-20170502-WA0001 IMG-20170502-WA0002 IMG-20170502-WA0005 IMG-20170502-WA0004 IMG-20170502-WA0006 IMG-20170502-WA0007 IMG-20170502-WA0009 IMG-20170502-WA0011 IMG-20170502-WA0010 IMG-20170502-WA0012 IMG-20170502-WA0013 IMG-20170502-WA0003

 
,, ,,,.