Wednesday, December 13th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo Cali Gurey oo Faysal Cali Waraabe ku eedeeyay in Xukuumada ka qaatay 4 boqol oo kun oo laaluush ah isla markaasina maalin kaste uu baad ka qaado xukuumada

Published on May 12, 2017 by   ·   No Comments

Cali Gurey ayaa sheegay inuu yahay nin walaan faysal cali waraabe oo aan caafimaad qabin,  wuxuu yidhi cid kale iskaba daaye faysal laftiisa ayaa og iananu doorasho ku soo baxaynin,  wuxuu yidhi waa nin laba jeer dhacay oo la doroan waayey oo hadana og inuu labadii jeer ka sii hooseyndoono

 
,, ,,,.