Friday, August 18th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Wasiirka Maaliyada oo ka hadashay sarifka dollarka iyo sicir bararka oo cirka isku sii shareeraya iyo talaabooyin cusub oo ay xukuumadu ku xakamaynayso

Published on May 15, 2017 by   ·   No Comments

Wasiirka maaliyada Samsam Cabdi Adan oo ay weheliyaan masuulinta bangiga dhexe ee Somaliland ayaa sheegay inay lacag beri suuqyada soo gelindoonaan, waxa kale oo ay ugu hanjabtay ganacstada in hadii ay dadkooda qiimaha ka jebinwaayaan ay xukuumadu keeni karo laba Markab oo raashin ah oo dadka aan macaash laga doonin oo qiimo jaban lagaga iibiyo.

 
,, ,,,.