Sunday, June 25th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo: Fariinta Marwada Qaranka Somaliland Ee 18 May iyo Abaaraha

Published on May 16, 2017 by   ·   No Comments

Maanta reer somaliland baaqa aan u dirayaa waxa weeye khaasatan haweenka dhaaxaynu wax ururinay oo ilaa halgankii oo aynu ingiriiska joognay ayaan xasuustaa haweenka reer somaliland wiigii ama bishii hal mar ayaanu samayn jirnay xaflado aanu lacag ku ururinayno oo aanu mujaahidiinta iyo halganka u ururinaynay.. Marwada Koowaad ee Qaranka Somaliland

 
,, ,,,.