Tuesday, June 27th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Shir ay iskugu yimaadeen gudida ardayda dugsiga sare 26ka juun ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay London

Published on May 24, 2017 by   ·   No Comments
Gudoomiye Cabdiwahab Xaaji Xasan ayaa halkaa war bixin ka siiyey gudida wixii u qabsoomay iyo waxay ku talao jiraan.   Waxaanu sheegay in qaybtii hore ay ku guulaysteen qaybta labaadna ay dardar gali doonaa isha allah.
IMG-20170522-WA0013
Waxaa kaloo uu sheegay in golaha laga diiwaan galiyey
1. Wasaarad waxbashada iyo tacliinta sare
2. Xeer ilaaliyaha guud
3. Gudoomiyaha waxbarsha G/M/Jeex
4. Wasaarada Qorsheenta Qaraka.
5. Gudoomiyaha Maxkamad Sare.
IMG-20170522-WA0011
Waxaa kale oo uu sheegay in wasaarada waxbashadu u furtay Akoont loogu talo galay iskuulka oo u gaar ah oo gacanta ay ku hayaan maamulaha iskuulka iyo gudida ardayda ee hargaysa . Waxaa kale oo gudidu sheegtay in la balaadhiyey oo la gaadhiisiiyey UK, USA, CANAD iyo  EUROBE Ardayda joogta. Gudida xaflada qaban qaabinta ka dhicdoonta london Iyo in dardar la gasho tabaruca iskuulka loo gurayo iyo waliba cidii ka qayb qaadanaysa ee gacan ka geesanaysa tabarucaa
 IMG-20170522-WA0004

SHIRKII GUDIGA FULINTA .LONDON 21/05/2017…

 

Ku: Gudiga Schoolka ee Laanta HARGAISA.

Ku: Madashan Wasupka iyo Fbook ga. Og: Maamulka Schoolka .

Og. Tabarucayasha Mudan Sharafta 26

Og. Dhaman Ardayda Hada 26 Jun . Iyo Kuwii Hore ee Horay u Baxay . 1980 / 2017.

 

Waxaa Shir Isugu Yimi Gudiga Fulinta ee Ururka Ardayda 26 Jun . Kulan Kaasoo Darnaa , Ama Agendihijsu Ahaa Sidii Loo Wajilaaha Qabyo Tirka Schoolka Qaybtii Fasalada, 11 Class ee Hadhsanaa .

  

QODOBADA SHIRKA KASOO BAXAY.

 

1. In Lasmaeeyo Qorshe Lagu Keeno Dhaqaale.

 

2. In La Balaadhiyo oo Lasameeyo . Gudi Sal Balaadhan , Lagu Soo Daro , Gudiga . Fulinta . . Taas Lagaga Soo Daro Golaha iyagoo Lagu Jaan Goynayo Dalalka , Qaaradaha , Gobolada Lagu Beden Yahay , Lagana Soo Xulo Page.

 

3. In Laanta Gudaha ee Hada Samaysan , Gudiga Qasnada Ku Qoran , Kala Yeeshan , Role and Responsibility.. oo Sadexda Arday iyo Macalinku . Gudoomiye /Gud Xigeen/ Xoghaye / Qasnaji. Si ay usuuro Gasho in La helo Gudo Baaldhan oo Gudiha Ka Hawlgasha Si Tayo Leh Taas oo ah Laanta Wadnaha Ururka ama Laanta Dabcan Midida Daabkeeda Haysa Madama ay Shaqadii Gudaha Ka Socoto. Iyo Sidoo Kale Dhalinta Active ee Hada Page Ku Jirta ee Dalka Jooga , Kuna Jirta Pageka Noqdan Kuwa Koowad ee La Hawlgala Laanta Gudaha , Gudi ahaan ama Garab Dhalinyaro ahaan .

 

4. In Gudiga Fulinta Guud ee Hada Jirta , Excutive Committee Lagu Soo Daro , Gudiga Fulinta Ee Gudhaha Hada Page Ka Fulinta Lagu Soo Daro.

 

5. In La Qabto “Brain Session” Dood Maskax Tuujina ama Talo Bixin Page Gudihiisa oo Khusaysa Sidaan u Suuro Galina arinka . FAKAR AHAAN DHAQAALE AHAAN . Si ay I Timaado Talo Wadaag , Arday Kastana loo Tix Galiyo Fakarkiisa uu Xaq u Leeyahay .ARINKA XAFLADA.

 

6.in Lasameeyo , Gudi Qaban Qaabo , oo Suuro Galisa , Ka Shaqaysa , Abaabusha , Maamusha Xaflada. Taas oo Dal iyo Dibad Kala Joogta , Si Ay Hir Galino Cod Dheerna Ku Badaxdo , Warfaafinta Lagu Baahsho Si loo Kasbado Member ship iyo Donaters. BALSE Dabcan Gacanta Ku Hayaan Gudiyada UK Halkay Kasuuro Galayso. Taas oo ay Kasoo Qayb Galan Ardayda 26 Jun World wide. Sidii Tii Kal Hore.

 

7 . QORSHAHA DHAQALAHA. Iyadoo Talada Lacag Kobcinta Ku aadan Dhiska Iskuulka ODORES LAGU Sameeyey ayna $10 000 .00 Noqotay , Intii Qaybtii Hore Lagu Dhisay Laguna Kobciyay Mudo Shan bilooda Doorkana , iyadoo Talo Wadaag Laga Yeelan Doona , Hadana Gudi ahaan Soo Jeedin Baa Nalooga Fadhiya iyo Qorshe . Anagoo Taa Ogsoon Ayaa Waxaan laysla Qaatay in Magaca Xafalada Lagu Kobciyo $5000. Talaabada Koowad. 500 oo Promotion Cards La Sameeyo aa La Helo . 50 Qof oo Min 10 Qaata iib Geeya . 20 Qof 25 Card. 20 Qof 25 Card. 10 Qof 50 Card. Si day Ku Suuro Galayaanba. Soona Samayso Gudigu Ramadan Kareem hor. Lana Qaybiyo Ramadan Ka Hor. Qaybta Labaad EE Dhaqaaluhu Noqoto , Mid Page Wadaago Arinkeeda iyo Aduunkeeda Sidii Doorki Hore.

 

8. In Wax Qabadka Kale oo Dhan la Dhinac Wado , Tan DHISMAHA Haday Tahay Taakulayn Qalab Waxbarasho , Fakar , Qalab Sport , etc. Iyo In Qof kasta oo Shaqada Diyaar u ah . Gudigu Soo Dhawayso inuu La Shaqeeyo Kana Mid Noqdo Excutive Committee.

 

9. Iyo Ugu Danbayn DISTUURKI URURKA OO LA DHAMAYSTIRO . Una Baahan. In Qaybta Xeerka iyo Manafiestada Labadaba Lagu Jaan Gooye Hadba, War Bixinta Baahida Iskuulka oo Kaamila Soona Diyaariso Gudiga Guduhu , Markale iyo Awooda Qurbaha ee Suuro Galin Karta iyo Dabcan QARAN jooba . Isagoo Hada Qabyo Qoraal ahan Samaysan BALSE Ramadan Gudeehada ayaynu Dhamaystiri Inshalah. Waxaana Laga Ansixin GOLAHA . Waxaana Lagu Soo Bandhigi SHIRKA UK EE 08/07/ 2017.

 

10. Wada Shaqayn Wacan . Intasi Waa Shirki Gudiga iyo Qodobadii Gudiga , Waxaan Moognay Gadaal baa Laga Kabi .

 

Waxii Talo Ku Wajahan . Fadlan Ku Hagaaji . Gudiga ……………Myusuf Gudiga . 

IMG-20170522-WA0014 IMG-20170522-WA0012 IMG-20170522-WA0010 IMG-20170522-WA0009 IMG-20170522-WA0007 IMG-20170522-WA0008 IMG-20170522-WA0006 IMG-20170522-WA0005 IMG-20170522-WA0003 IMG-20170522-WA0002 IMG-20170522-WA0001 IMG-20170522-WA0000

 
,, ,,,.