Sunday, May 31st, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Fananka Cabdi Hani Xaashi oo ka tirsan kooxda Xidigaha Geeska oo dacwad lagu soo oogey lacag ah $40 kun oo doolar laguna xidhay Hargeysa

Published on May 31, 2017 by   ·   No Comments

Somalia Media Entertainment oo xarunteedu tahay dalka Ingiriiska ayaa dacwada ku soo oogtay fanaanka ka dib markii at heshiis la galeen inay fiiso u soo saaraan uu UK ku tago fanaanku si uu bandhig faneedyo uu uGu soo qabto.  Kooxdan Somali Media ayaa sheegay inay ku qarashgareeyeen lacag dhan 4o kun oo doolar intii la sugayey fiisaha iyagoo sheegay in markii u horeysayba ay 15 kun oo doolar ay u soo direen.    Waxayna sheegeen in markii ay fiisahii soo baxday uu cabdi hani isbedelay oo uu diiday inuu u dhoofo dalka ingiriiska sidii balanku ahaa.

cabdi hanni

 
,, ,,,.