Thursday, December 14th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

SDWO Relief Project oo mashruucii sanadlaha ahaa ee Afuri dadka danyarta ah gaadhsiiyey deeq raashin ah 16 qoys oo danyar ah

Published on June 4, 2017 by   ·   No Comments

Raashinkan aanu gaadhsiinay dadka danyarta ah ayaa lagu soo iibiyey lacag dhan 436 doolar oo naga soo gaadhay muwaadiniin degan dalka ingiriiska.

received_10155428101511383

Nagala soo xidhiidh.  Samafal@sdwo.com

Raashinkan ayaa loo qaybiyey 16 qoys oo u badan danyarta xaafada daami. Sida sawirada ka muuqata ahaa dad aan haysan wax ay ku afuraan.  Sida nin maskaxda ka buka oo haysta 6 caruura. Gabadh haysata ilme xanuusanaya oo aan kacayn iyo dad kale oo aad u dhibaataysanaa.

received_1210117845780260

 

SDWO Relief Projects oo hada shaqaynasay mudo 10 sano ah ayaa had iyo jeer deeqaha lagu soo hagaajiyo gaadhsiiya goobahii loogu soo talogalay isla markaasna sawiro ku soo bandhiga.  Mudadaas ay hayadani jirtey waxa lagu soo hagaajiyey lacag ilaa 30 kun oo doolar gaadhaysa.

received_1212296725562372

Samafal@sdwo.com

Hadaba hadii aad rabtid inaad gaadhsiino wixii sadaqo ah. Sida Fidrida. Sekada oo ay dadku iska dhayalsadaan oo ah mid lagugu leeyahay haday jirto lacag mudo 12 bilood ah meel kuu talay boqolna ahaatee oo ay kugu waajibtey 2.5%.

received_10155428101551383

Waxa kale oo aad nagu soo hagaajin kartaan sadaqooyinka lagu afurinayo dadka danyarta ah.

received_1212296625562382

received_10155426375606383 received_1210117842446927 received_10155428101266383 received_1207647079360670 received_1212296615562383 received_1212296525562392 received_10155426373706383

Nagala soo xidhiidh  samafal@sdwo.com

Daawanaayoow waa dadkaagii

Daawanaayoow waa dalkaagii.

Dowaana waxaanu bilaabidoonaa mashruucii kale ee sanadlaha ahaa ee ciidsii caruurta danyarta ah

 

 
,, ,,,.