Monday, August 21st, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Gudida Dugsiga Sare ee 26ka Juun ee UK oo Afur iyo Casho sharafeed ku qaabiley aqoonyahan Dr Axmed Xuseen Ciise iyo Macalin Cabdisalaan

Published on June 15, 2017 by   ·   No Comments
Xaafad ka mid xaafadah galbeedka London ayaa waxaa gudida dugsiga 26ka juun ay Afur iyo Casho ugu Sameeyeen  Dr Axmed Xuseen Ciise iyo macalin ka mid macalimiintii soo maray iskuulka 26ka juun ee magaalada Hargeysa C/salaan .
IMG-20170612-WA0006
Kulunku wuxuu daarnaa sidii Dugsiga loo tayeen lahaa waxbarashadiisa.    Dr Axmed Xuseen Ciise Oo ah maamula jaamacad  Abaarso oo imikan wada dhakhtar weyn oo duleedka Hargaysa laga dhisyo oo maalin dhowna la furi doona.  Ayaa wuxuu sheegay Dr Axmed in uu Iskuulka 26ka juun uu ka caawin doono wax yaabo badan siiba ardayda fasalka afraad sida luqada iyo It ga.
IMG-20170615-WA0002
Waxaa i yaguna halkaa ka hadalay gudida juun Oo iyan u balan qaaday in ay gudida hawalah dhakhtarka wada in ay la shaqayn doonaa wixii hawl ah ee ay u qabankaraan Dr Axmed iyo hawsha uu wado.   Kulankuna wuxuu ku dhamaaday Guul iyo farxad iyo hawsha fiican ee Dr Axmed u hayo dadka iyo dalkaba. Sidaana waxaa noo sheegay  Gudoomiye cabdi wahaab xaaji xasan.
IMG-20170615-WA0003
Dr Axmed Xuseen Ciise ayaa ayaa golahan gudida isuukan 26ka Juun uu ku caawiyey 15 bug.
IMG-20170615-WA0000 IMG-20170615-WA0001
IMG-20170612-WA0007
IMG-20170612-WA0011
IMG-20170612-WA0010
IMG-20170612-WA0014
IMG-20170612-WA0015 IMG-20170612-WA0013 IMG-20170612-WA0012 IMG-20170612-WA0009 IMG-20170612-WA0008 IMG-20170612-WA0005 IMG-20170612-WA0003 IMG-20170612-WA0002 IMG-20170612-WA0001
 

 
,, ,,,.