Thursday, December 14th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Madaxweyne Siilaanyo iyo Wefti oo hogaaminayo oo booqasho ugu baxay dalka isutaga imaaraadka carabta oo ay somaliland ku garab istaagtay khilaafka dalka qadar

Published on June 16, 2017 by   ·   No Comments

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, oo ay wehelinayaan Marwada Koowaad ee Qaranka, Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde, Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan, iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha Mudane Cali Axmed Cali ayaa saaka subaxnimadii hore ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee cigaal International Aiprort Hargeysa. Weftigaas oo u duulay Imaaraadka Carabta ayaa safar gaara oo maalmo ah halkaasi ku jooji doona.

19222925_1328203560626827_441244935209468911_o19092941_1328203563960160_4399769829828966902_o19143802_1328202940626889_7352010817048996923_o19143300_1328203247293525_8825331321714530206_o19143132_1328204030626780_5918551984850404635_o

19093042_1328202947293555_914972843927071370_o19092941_1328203563960160_4399769829828966902_o19143017_1328204033960113_3313649004348872181_o19143807_1328202823960234_7207132319269897386_o19221440_1328202437293606_865319864187904713_o19143225_1328202567293593_6389417345299641244_o19143875_1328202457293604_8857178379496936329_o

 
,, ,,,.