Thursday, December 14th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Sarifka dollarka oo Hargeysa cirka isku shareeray xili lagu guda jiro u diyaar farowga maalinta ciida

Published on June 18, 2017 by   ·   No Comments

Magaalada Hargeysa ayaa la sheegayaa inuu masnta sarifku cirka isku shareeray gaadhayna meel aanu hore u gaadhin.

hargmoney

Boqolka doolar ayaa suuqada maanta lagu kala sarifanayey 9600 halkuu ramadaantii hore uu ka ahaa 7000.

Sarifka doolarka ayaa la xakamayn kari la.aa 6dii bilood ee ugu danaysay isagoo maalinba maalinta ka danbaysa kor u soo kacayey.

Xukuumada ayaa iskudeyo badan samaysay oo marar badan sariflayaasha xidhxidhay qiimahii hore ee 7000 na u goysay inay ku sarifaan.   Isku deygii i danbeeyay ee xukuumada ayaa ahaa todobaadkii hore in xukuumadu lacag badan oo shilinka somaliland ah ay suuqa ku soo deysay si loogu jebiyo sixirka dollarka.

Dhinaca kale iyaguna wax mar qudha hawada isku shareeray qiimaha raashinka oo ay ganacsatadu qiimaha ku darto markaste oo ay maqlaan in dollarkii kacay iyagoon u tudhaynin dadkooda iyo danyarta laakiin macaash raadinaya dheeraad ah.

 
,, ,,,.