Monday, August 21st, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Dab weyn oo caawa fiidkii ka kacay qayb ka mid ah Dekeda Berbera

Published on June 18, 2017 by   ·   No Comments

Qaybta kontayrasiska ee dekada Berbera ayaa xilgii afurkii uu dabkani ka kacay iyadoo magaalada inteeda badan laga arkayey qiiqa iyo ololka hawada isku shareeray oo dadka cabsi gaar ah ku abuuray maadama goobta dabku ka dhacay ay ku dhowdahay haamaha keydka shidaalka iyo haamaha cusub ee keydka naqaska(gas) wax lagu karsado.

19397170_1174109379361092_4886584984767680496_n

Dabkan ayaa la sheegayaa inuu ka kacay konteynar ay ku jiran walxo kiimiko ah oo dabka u nugul sida aysiidh iyo dawooyin kale.

Ciidanka dab demiska berbera ayey markii danbe u suurtogashay inay dabkan xakameeyaan oo aanu u gubin qaybaha kale dekeda sida qaybaha haamaha shidaalka.

Ilaa hada maamulka tekada berberi kamay hadlin khasaaraha dabkaasi dhaliyey intuu leegyahay iyo khasaaraha dadka alaabtu kaga gubtay intuu leeg yahay

 

 
,, ,,,.