Monday, September 25th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Sawiro: SDWO Relief Project ayaa qaar ka mid ah agoomaha xaafada Daami gaadhiiseyey Dharkii Ciida iyo Raashinkii Fidrida

Published on June 26, 2017 by   ·   No Comments

Hayada taakulaynta dadka danyarta ahee SDWO Relief Projects ayaa lacag soo gaadhay oo dhamayd $838 doolar uGu soo iibisay dharkii ciida qaar ka mid ah agoomaha xaafada daami ee magaalada Hargeysa.  Hargeysa sidoo kalena waxay ay 6 reer gaadhsiisay raashinkii Fidriga.     Sanadkaste SDWO Relief Projects waxay raashin afur, dhar ciid iyo raashinka fidriga ay gaadhsiisaa danyarta iy ogoomaha ku nool xaafadan daami anagoo adeegsanayna deeqaha iyo sadaqooyinka aad nagu soo hagaajisaan.  Bilowgii bishii ramdaana waxaanu raashin gaadhsiinay 16 qoys oo ka mid ah danyarta xaafada Daami iyadoo ay na soo gaadhay sadaqo dhamayd $435.     Iskugeyn bishii ramadaan deeqaha na soo gaadhay waxay dhamaayeen $1273.   SDWO Relief Project oo imika sanadkan 10 jirsaday ayaa deeqaha na soo gaadhay waxay gaadhaysaa $30 kun oo doolar.    Markaste oo aad rabtid inaad ka qaybqaatid mashaariicda taakulanta dadka danyarta ah ee SDWO waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa Samafal@sdwo.com.   Daawanaayoow waa dalkaagii, Daawanaayoow waa dadkaagii

 

IMG-20170625-WA0038

IMG-20170625-WA0036

IMG-20170626-WA0006 IMG-20170626-WA0004 IMG-20170626-WA0005 IMG-20170625-WA0037 IMG-20170625-WA0035 IMG-20170625-WA0034 IMG-20170625-WA0033 IMG-20170625-WA0032 IMG-20170625-WA0031 IMG-20170625-WA0030 IMG-20170625-WA0029 IMG-20170625-WA0028 IMG-20170625-WA0012 IMG-20170625-WA0011 IMG-20170625-WA0010 IMG-20170625-WA0009 IMG-20170625-WA0008 IMG-20170625-WA0007 IMG-20170625-WA0005 IMG-20170625-WA0006 IMG-20170623-WA0006 IMG-20170623-WA0005 IMG-20170623-WA0004 IMG-20170623-WA0001 IMG-20170621-WA0017 IMG-20170621-WA0016 IMG-20170621-WA0014 IMG-20170621-WA0013 IMG-20170621-WA0012 IMG-20170621-WA0011 IMG-20170621-WA0009 IMG-20170621-WA0008 IMG-20170621-WA0007 IMG-20170621-WA0006 IMG-20170621-WA0005 IMG-20170621-WA0004 IMG-20170621-WA0003 IMG-20170621-WA0002 IMG-20170621-WA0001

 
,, ,,,.