Sunday, May 31st, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo xisbiga Wadani oo si ba.an ugu eedeyay xukuumada habkii ay u xustey munaasibadii 26ka June

Published on June 28, 2017 by   ·   No Comments

Xisbiga wadani ayaa arinka ku sababeeyay dhawr arimood. Ta ugu horeysana waxay sheegeen in halkii laga xusi lahaa habeenka 26ku soo gelayo la xusay habeenkuu 27ku soo gelaye. Takale waxay sheegeen in sidii cadada ahayd ee calanka 12ka habeenimo loo saari jirey aan la saarin oo xaflada 10kiiba lagu kala tegay.  Waxayna xukuumada ku eedeyeen inaanay ahayn xaflad hore loo soo abaabulay ee markii ay arkeen dowlada xamar oo habeenkii saxda ahayd ee 26ku soo gelayay xustey uun inay degdeg habeenkii danbe ay si aan qorsheysanayn u xuseen.  Xagan hoose ka daawo warbixintaasi

 

 
,, ,,,.