Monday, September 25th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

London: Gudida Horumarinta Iskuulka 26ka June oo xaflad soo dhoweyn ah ku qaabiley Professor Axmed Ismaaciil Samatar

Published on July 3, 2017 by   ·   No Comments
Kulan Lagu soo dhaweeyay Professor Ahmed Ismail Samatar ayaa Lagu qabtay Galbeedka magaalada London.   Xafladan soodhoweynta ee gudida ardayda 26ka juun ugu sameeyeen Profossorka martiqaad casho sharafeed ayaa ahayda xogwaraysi.    Gudidu waxay u uga waratay wax qabadka goluhu soo qabtay iyo waxa u qoondaysan Imika insha Allah.  Prof Samatar waxa uu isagu  1-in uu schoolka 26ka juun uu tagi doono marka uu hargaysa tago.  2-in uu la kulimo doono maamulka iyo macaliminta dugsiga 3-in uu la hadli doono ardayda school ka. 4-in uu eegi doono baahida school ku uu qabo wixii uu tari karana uu taro insha Allah.   Waxaa uu aad uga mabsuuday wax qabadka golaha.    Gudida intii soo abaabushay la kulanka Prof. Samatar oo ay ugu horeeyan gudida ardayda reer juun iyo ardayda reer juun dhaman wax fiican bay qabteen well done.
IMG-20170702-WA0009
Gudoomiyaha Gudida Golaha 26ka June Cabdiwahaab Xaaji Xasan ayaa yidhi Waxa Faraxdweyn noo ah in uu Prof. Samatar balanqaaday inuu dugsiga 26 Juune uu booqdo balanqaadayna in wixii uu tarikaro uu gudida la garab istaagidoono
IMG-20170702-WA0013
IMG-20170702-WA0020Gudoomiye Cabdiwahaab ayaa sheegay inay in mudo ahba ku soo jirin qabqaabada xalflad balaadhan oo qaadhaan ururin ah oo qabsoomidoonta sabtidan soo socota ee 8th July.  Waxaanu dadweynaha ugu baaqay inay ka soo qaybgalaan oo at ugu taburucaan wakhtigooga qaaliga ah sidii loo hormarin lahaa tayada dugsiga sare ee 26ka Juun

IMG-20170702-WA0019 IMG-20170702-WA0018 IMG-20170702-WA0019 IMG-20170702-WA0017 IMG-20170702-WA0016 IMG-20170702-WA0014 IMG-20170702-WA0012 IMG-20170702-WA0011 IMG-20170702-WA0010 IMG-20170702-WA0008 IMG-20170702-WA0005 IMG-20170702-WA0004 IMG-20170702-WA0003 IMG-20170702-WA0002 IMG-20170702-WA0001 IMG-20170702-WA0000

Halkan hoose ka akhri maqaalo hore oo ku saabsan hawlahii gudida golaha iskuulka 26ka Juun

Click here: Gudida Dugsiga Sare ee 26ka Juun ee UK oo Afur iyo Casho sharafeed ku qaabiley aqoonyahan Dr Axmed Xuseen Ciise iyo Macalin Cabdisalaan

Click here: Shir ay iskugu yimaadeen gudida ardayda dugsiga sare 26ka juun ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay London

Click here: Golaha Ardaydii dugsiga 26ka Juun oo deeq buugaag ah gaadhsiisay Iskuulka Sare ee 26ka Juun

Click here: Gudoomiyaha Gudida iskuulka 26ka Juun ee Ardaydii wax ka baratay 1980 – 1988kii oo warbixin naga siiyey hawshii u qabsoontay ee uu iskuulka ku soo dayactiray

Click here: Daawo: Kulan balaadhan oo ay London iskugu yimaadeen ardaydii 1979-1988kii ka baxday dugsigii sare ee 26ka June ee magalaada Hargeysa

 

 
,, ,,,.