Friday, July 28th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Axmed Maxmed Silanyo ayaa maanta kasoo baqoolay magaalada Abu Dhabi, oo uu mudo 12 cisho ah ku sugnaa waxaanu Madaxweynuhu ku sii hakan doona magaalada Dubai mudo dhowr cisho ah, ka dibna waxa uu uga soo gudbi doonaa kuna soo guryo noqondoona dalkiisa hooyo

Published on July 7, 2017 by   ·   No Comments

Iyadoo Madaxweynaha Somaliland si heer sare ah loogu soo dhaweeyay dalka imaaraadka, iyada oo socdaalka Madaxweynaha lagu qaabilay qaab maamuskiisu aad u sareeyo.   Sida aad ku arkidoontaan muqaalkan hoose, waxa dhamaanba la xidhay wadooyinka ay marayeen baabuurtii weftiga madaxweynaha gelibanaysay ilaa ay ka gaadhaayeen magaalada Dubia.

 

 
,, ,,,.