Monday, September 25th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Siyaasi Cabdi Haybe – Xisbiga Kulmiye sidaynu ugu soo halganay iyo sidaynu ugu khasaarnay isma laha – Markaa maanta gacanteenaynu ku aarsanaynaa

Published on July 12, 2017 by   ·   No Comments

Gobolka Hawd wa la hargraday, waa laga eexday, mashaariicdii 7 sano la soo waday ama biyo ha ahaato, ama waxbarasho ha ahaato ama caafimaad ha ahaato ama wadadii baligubadle ha ahaato.  Umad dhan oo ilahay meel uu dhigay oo ceel biyo ah loo diiday intuu arab dego oo dhan. ii caafimaad baa loo diiday oo wadaa loo diiday.  Maanta gacanteenaynu ku ciil baxaynaa oo cabdiraxman ciro Ayaan dooranaynaa ee kaadhadhka qaata oo yaan kaadhadhka la idinka iibsani, oo kulmiye wuxuu ku shaqaynayaa in markay arkaan meel lagaga badanayahay inay kaadhadhka iibsadaan ka dibna jeexjeexaan.

 
,, ,,,.