Wednesday, December 13th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Dalka UK ama boqortooyada ingiriiska oo taariikhda ku galay dalkii u horeeyay ee guud ahaanba dumar ka taliyaan

Published on July 24, 2017 by   ·   No Comments

Dalkan UK wuxuuu taariikhda dimuqraadiyada ku galay dalkii u horeeyay ee guud ahaanba Dumar ka taliyaan.    Ka dib markii afartii jago ee u sareeyaba ay dumar ku fadhiyaan.  Jagada uGu sareeysa oo ah boqorada.  Jagada labaad ayaa iyaduna ah raysawaaaraha.  Waxaa kale oo iyaganuna dumar ku fadhiyaan  kuraasta Gudoomiyaha aqalka sare ama house of Lords iyo Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo dhowaan la magacaabay.

ukflag

Dhinaca wasaaradaha ayey iyagana ay aad uga dhexmuuqdaan iyagoo wasaarado muhiim ah hogaaminaya sida Wasiirka Wasaarda arimaha gudaha. Wasiirka Wasaarada Waxbarashada. Wasiirka digitalka, medaiha iyo ciyaaraha. Wasiirka horumarint xidhiidhka caalamiga.   Wasiirka la dagaalanka argagaxisada iyo xagjirnimada. Wasiirodiwlaha difaaca ee qalabaynta wasaarada difaaca, Hubka iyo dhinac kastaba. Wasiirka xirfadaha iyo haweenka. Agaasimaha Maaliyada.  Agaasimaha arimaha gudaha ee Crime, Safeguarding and Vulnerability. Wasiiradowlaha ka bixitaanka yurub. Wasiiradowlaha isbedelka cimilada iyo wershedaha. Wasiirudowlaha ganasiga yaryar. Wasiirodowlaha wasaarada caafimaadka.

Waxa kale oo jirta xilal aad u badan oo ay xukuumada ka dhexhayaan sida xoghayayaasha hoose.

 
,, ,,,.