Saturday, May 30th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Kenya: Madaxii qaybta IT ga ee Computers ka Dooroshooyinka wiiga soo socda ka dhacaysa Kenya oo la helay meydkiisii oo inta la dilay weliba gacana laga jaray

Published on July 31, 2017 by   ·   No Comments

Mr Chris Musando wuuxuu ka mid ahaa dadka kooban ee keligood ogaa halka ay yaalaan computer servers ka ay ku soo ururidoonaan codbixinta doorashada Kenya ee qorsheysan wiigan soo socota.   Ninkan ayaa hore booliska ugu wargeliyey in fariimo in la dilayo ah loo soo diray hase yeeshee boolisku wax ilaalo gaar ah uma samaynin.  Waxa ninkan la waayey maalintii Jimcaha ee  28kii Bishan July.

To Read More – Click Here

kenya

 

 

 
,, ,,,.