Friday, August 18th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo Muj. Cali Gurey oo si farshaxan leh ugu Jawaabay Ismacil Yare iyo kooxdiisii ay wadani wada galeen

Published on August 8, 2017 by   ·   No Comments

Cali Gurey wuxuu yidhi kuwan imika muuse meelahaas ka soo caayayaa kabatiisa may gaadhi karaaynin.    Muuse Biixi dabin kaste waan u dhignay wuu ka soo booday, aflibaax buu kursigan kala soo baxay markaa inaan sidii dacawga ka daba jiiqlaynaa ma fiicana.   Awarka baarqabka ahi markuu duubiyo qaalmahu waxay ka daataan ooda, markaa hadii meelahaas qaar ka soo niicniicle aragtaan waa qaalmahii uu baarqabku saaray. may doob dilaacsana mana doobiyi karaan.

 

 
,, ,,,.