Tuesday, October 17th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Maamulka Puntland Oo Ka jawaabtay   Hadalkii Wasiirka Arrimaha Gudaha  Somaliland  

Published on August 11, 2017 by   ·   No Comments

Garoowe (SDWO):  Maamul goboleedka  Puntland ayaa jawaab ka bixiyay hadal  ka soo yeedhay wasiirka arrimaha gudaha Somaliland oo sheegay in ay Puntland ka heshiiyeen in aanay  wax carqaladdo ah ka dhicin   degaamadda bariga mudadda ay qaybinta kaadhka codbixintu ka socoto.

Wasiirka warfaafinta maamulka  Soomaaliyeed ee Puntland  Cabdi Xirsi Cali (Qarjab), oo maanta magaaladda Garoowe ugu waramay Puntland-tv ayaa sheegay in aanay  jirin  wax ay ka heshiiyeen   wasiirka daakhiliga Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon).

 
,, ,,,.