Tuesday, June 2nd, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta ka qaybgalay Xafladda Qalin-jebinta Jaamacada Golis isla markaasna qudbad dheer ka jeediyey

Published on September 27, 2017 by   ·   No Comments

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo ayaa maanta ka qayb galay xaflada qalinjebinta dufcadii 16aad ee Jaamacadda golis ee magaalada hargaysa, xafladani oo ahayd mid si weyn loo maamuusay ayaa waxa madaxweynaha ku wahelinayay wasiiro kamida xukuumada, guddomiyeyaasha hay’adaha dawladda, guddomiyaha maxkamada sare, madaxda axsaabta qaranka iyo aqoonyahano tirro badan oo munaasibada goob joog ka ahaa.

 

 
,, ,,,.