Tuesday, June 2nd, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

“NInka Aniga Iyo Nin Kale Noo Cadaalad Samayn Waayay Ma Qaran Buu….”Axmed Muumin Seed

Published on September 29, 2017 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Siyaasiga Axmed Muumin Seed, ayaa ku tilmaamay musharaxa madaxweynaha Waddani C/raxmaan Cirro shaqsi aad uga fog cadaaladda, isla markaana aan lagu aamini Karin in uu qaranka hogaamiyo.

 

Md. Seed, waxa uu sidan ka sheegay hadal uu ka jeediyay munaasibad balaadhan oo shalay loo sameeyay siyaasiyiin tiro badan oo ka soo Digo-rogtay Waddani, kuna soo biiray Kulmiye.

Daawo Hadalka Muumin Seed:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.